Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Ishacyaah 54:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Maxaa yeelay, tanu waxay iila mid tahay sidii biyihii wakhtigii Nuux oo kale, waayo, sidaan ugu dhaartay inaanay biyihii Nuux mar dambe dhulka kor mari doonin ayaan ugu dhaartay inaanan mar dambe kuu cadhoon doonin, iyo inaanan innaba ku canaanan doonin.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 54

arki Ishacyaah 54:9 macnaha guud