Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Ishacyaah 54:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, Rabbiga kuu naxariistaa wuxuu leeyahay, In kastoo ay buuruhu fogaadaan oo ay kuruhuna dhaqdhaqaaqaan raxmaddaydu innaba kaa fogaan mayso, oo axdigayga nabdeedna dhaqdhaqaaqi maayo.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 54

arki Ishacyaah 54:10 macnaha guud