Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Ishacyaah 53:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Isaga waa la quudhsaday, waana la diiday, oo wuxuu ahaa nin murugeed, oo xanuun bartay, waana la quudhsaday sida mid dadku wejiga ka qarsado, mana aynaan xurmayn.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 53

arki Ishacyaah 53:3 macnaha guud