Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Ishacyaah 53:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, isagu hortiisuu ku koray sidii geed curdan ah, iyo sidii xidid dhul engegan ka soo baxay oo kale. Isagu suurad iyo qurux aynu ku fiirinno toona ma leh, oo qurux aynu ku jeclaanno laguma arko.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 53

arki Ishacyaah 53:2 macnaha guud