Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Ishacyaah 5:25 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba sidaas daraaddeed ayaa cadhadii Rabbigu dadkiisa ugu oloshay, oo wuxuu iyaga ku soo fidiyey gacantiisii, wax buuna ku dhuftay, oo buurihiina way wada gariireen, oo meydadkoodiina jidadkay dhex daadsanaayeen sida qashin oo kale, hase ahaatee cadhadiisa kama uu sii jeedin, laakiinse gacantiisu weli way sii fidsan tahay.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 5

arki Ishacyaah 5:25 macnaha guud