Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Ishacyaah 5:24 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba sidaas daraaddeed sida carrabka dabku xaabka u gubo, oo uu cawskuna ololka ugu dhammaado ayaa xididkoodu u xumaan doonaa, oo ubaxooduna wuxuu u duuli doonaa sida boodh oo kale, maxaa yeelay, waxay diideen sharcigii Rabbiga ciidammada, oo waxay quudhsadeen Kan Quduuska ah oo reer binu Israa'iil eraygiisii.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 5

arki Ishacyaah 5:24 macnaha guud