Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Ishacyaah 3:24 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxay noqon doontaa in meeshii ay ka carfi jireen ay ka qudhmuunaan doonaan, oo meeshii ay dhex-xidh ka xidhan jireenna xadhig bay dhexda ku xidhan doonaan, oo meeshii ay timo wanaagsan ka lahaayeenna waa looga xiiri doonaa, oo meeshii ay maro wanaagsan ka guntan jireenna, joonyad bay ka guntan doonaan, oo meeshii ay quruxda ka lahaayeenna waa laga sunti doonaa.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 3

arki Ishacyaah 3:24 macnaha guud