Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Ishacyaah 3:21-25 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

21. iyo kaatummada, iyo sangelisyada,

22. iyo dharka lagu iido, iyo shaadirrada, iyo go'yaasha, iyo boorsooyinka,

23. iyo muraayadaha, iyo dharka wanaagsan, iyo garbasaarrada, iyo gambooyinka.

24. Oo waxay noqon doontaa in meeshii ay ka carfi jireen ay ka qudhmuunaan doonaan, oo meeshii ay dhex-xidh ka xidhan jireenna xadhig bay dhexda ku xidhan doonaan, oo meeshii ay timo wanaagsan ka lahaayeenna waa looga xiiri doonaa, oo meeshii ay maro wanaagsan ka guntan jireenna, joonyad bay ka guntan doonaan, oo meeshii ay quruxda ka lahaayeenna waa laga sunti doonaa.

25. Raggaagu wuxuu ku le'an doonaa seefta, oo kuwaaga xoogga badanuna waxay ku le'an doonaan dagaalka.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 3