Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Ishacyaah 2:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo isaguna quruumuhuu u kala garsoori doonaa, oo dad badan ayuu canaanan doonaa, oo iyana waxay seefahooda ka tuman doonaan marashiyo, warmahoodana manjooyin, oo quruunina quruun kale seef uma qaadan doonto, oo innaba mar dambe dagaal ma ay baran doonaan.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 2

arki Ishacyaah 2:4 macnaha guud