Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Ishacyaah 2:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo dad badan baa halkaas tegi doona oo waxay odhan doonaan, Ina keena, buurta Rabbiga aynu u kacnee, oo guriga Ilaaha reer Yacquub aynu tagnee, oo isna wuxuu ina bari doonaa jidadkiisa, oo innana waxaynu mari doonnaa waddooyinkiisa, waayo, sharcigu wuxuu ka soo bixi doonaa Siyoon, erayga Rabbiguna Yeruusaalem.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 2

arki Ishacyaah 2:3 macnaha guud