Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Hoosheeca 13:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

In kastoo uu walaalihiis dhexdooda ku dhal badan yahay, waxaa iman doonta dabayl bari ka timid, taasoo ah neefta Rabbiga oo cidlada ka soo baxaysa, oo ishiisa biyood way engegi doontaa, oo durdurkiisuna wuu iska gudhi doonaa, oo waa laga wada dhici doonaa khasnadda alaabta qaaliga ahu ugu jirto.

akhri dhamaystiran cutubka Hoosheeca 13

arki Hoosheeca 13:15 macnaha guud