Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Hoosheeca 13:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Anigu waxaan iyaga ka soo furan doonaa xoogga She'oolka, oo waxaan ka soo badbaadin doonaa dhimashada. Dhimashoy, meeye belaayooyinkaagii? She'oolow, meeday baabbi'intaadii? Toobaddu indhahayga way ka qarsoonaan doontaa.

akhri dhamaystiran cutubka Hoosheeca 13

arki Hoosheeca 13:14 macnaha guud