Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Hoosheeca 11:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Reer Efrayimow, sidee baan idiin sii dayn karaa? Dadka Israa'iilow, sidee baan idiin gacangelin karaa? Sidee baan idiinka dhigi karaa sidii Admaah? Oo sidee baan idiinka dhigi karaa sidii Seboyim? Qalbigaygii wuu igu dhex rogmadaa oo naxariis buu la dhaqaaqaa.

akhri dhamaystiran cutubka Hoosheeca 11

arki Hoosheeca 11:8 macnaha guud