Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Hoosheeca 1:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse tirada dadka Israa'iil waxay ahaan doontaa sida cammuudda badda oo kale, taasoo aan la qiyaasi karin, lana tirin karin, oo waxay noqon doontaa meeshii laga yidhi iyaga, Dadkayga ma ahidin, waxaa laga odhan doonaa, Idinku waxaad tihiin wiilashii Ilaaha nool.

akhri dhamaystiran cutubka Hoosheeca 1

arki Hoosheeca 1:10 macnaha guud