Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Esteer 9:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Yuhuuddii kale oo joogay boqorka gobolladiisa iyana dhammaantood way isa soo wada urursadeen, oo ay daaficidda naftooda isu taageen, oo way ka raysteen cadaawayaashoodii, oo waxay kuwii iyaga nebcaa ka laayeen shan iyo toddobaatan kun oo qof, laakiinse maalkoodii far ma ay saarin.

akhri dhamaystiran cutubka Esteer 9

arki Esteer 9:16 macnaha guud