Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Esteer 8:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo gobol kasta iyo magaalo kasta oo boqorka amarkiisii iyo naadadiisii ay gaadheen, Yuhuuddii waxaa u ahaaday farxad iyo rayrayn, iyo iid iyo maalin wanaagsan. Oo qaar badan oo ka mid ahaa dadyowgii dalka degganaa waxay noqdeen Yuhuud, maxaa yeelay, waxaa iyaga ku dhacday cabsidii ay Yuhuudda ka cabsanayeen.

akhri dhamaystiran cutubka Esteer 8

arki Esteer 8:17 macnaha guud