Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Esteer 2:1-2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Oo waxyaalahaas dabadood markii Boqor Ahashwerus cadho baxay ayuu soo xusuustay Washtii, iyo wixii ay samaysay, iyo wixii iyada ka geesta ahaa oo la amray.

2. Markaasaa boqorka midiidinnadiisii u adeegi jiray waxay yidhaahdeen, Boqorka ha loo doondoono bikrado qurux badan oo dhallinyaro ah;

akhri dhamaystiran cutubka Esteer 2