Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Esteer 2:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

oo boqorku gobol kasta oo boqortooyadiisa ka mid ah ha ka dhex doorto wakiillo, si ay bikradaha quruxda badan oo dhallinyarada ah oo dhan ugu soo ururiyaan Shuushan oo ah hoyga boqorka, oo iyaga ha keeneen guriga naagaha, oo gacanta ha u geliyeen Heegay oo ah midiidinka boqorka naagaha u dhawra, oo iyaga ha la siiyo alaabtoodii ay isku daahirin lahaayeen.

akhri dhamaystiran cutubka Esteer 2

arki Esteer 2:3 macnaha guud