Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Esteer 1:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxaa dadka cabniin lagu siiyey weelal dahab ah (oo weelashana midba midka kale wuu ka duwanaa), oo khamrigii boqorkuna wuu badnaa sidii ay ahayd deeqsinimadii boqorku.

akhri dhamaystiran cutubka Esteer 1

arki Esteer 1:7 macnaha guud