Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Esteer 1:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxaa meeshaas ka laalaaday daahyo ah caddaan iyo cagaar iyo buluug, oo waxaa ku xidhnaa xadhko laga sameeyey maro wanaagsan iyo dhar guduudan oo sudhan siddooyin lacag ah iyo tiirar marmar ah. Sariiruhuna waxay ahaayeen dahab iyo lacag, oo waxaa la dhigay meel siman oo laga sameeyey marmar ah casaan iyo caddaan iyo huruud iyo madow.

akhri dhamaystiran cutubka Esteer 1

arki Esteer 1:6 macnaha guud