Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Esteer 1:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba haddii boqorku raalli ka yahay, amar boqornimo ha bixiyo, oo amarkaasna si aan loo beddelin ha lagu dhex qoro qaynuunnada reer Faaris iyo reer Maaday, inaanay boqoradda Washtii mar dambe iman Boqor Ahashwerus hortiisa. Boqorkuna boqoradnimadeedii ha siiyo mid kale oo iyada ka wanaagsan.

akhri dhamaystiran cutubka Esteer 1

arki Esteer 1:19 macnaha guud