Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Esteer 1:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba wixii ay boqoraddu samaysay wuu wada gaadhi doonaa dumarka oo dhan, kolkaasay nimankooda quudhsan doonaan markii warkan loo sheego, oo lagu yidhaahdo, Boqorkii Ahashwerus wuxuu amray in Boqorad Washtii hortiisa la keeno, laakiinse ma ay iman.

akhri dhamaystiran cutubka Esteer 1

arki Esteer 1:17 macnaha guud