Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Daanyeel 6:25 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa boqorkii Daariyus warqado u qoray dadyowgii, iyo quruumihii, iyo kuwii kala afka ahaa oo dhan, oo dhulka oo dhan degganaa; oo wuxuu ku yidhi, Nabadu ha idinku badato.

akhri dhamaystiran cutubka Daanyeel 6

arki Daanyeel 6:25 macnaha guud