Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Daanyeel 6:24 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Dabadeedna boqorkii baa amar bixiyey oo waxaa la keenay nimankii Daanyeel dacweeyey, oo bohoshii libaaxyada ayaa lagu dhex tuuray, iyagii iyo carruurtoodii iyo naagahoodiiba; markaasaa libaaxyadii qabsadeen intayan bohoshii salkeeda soo gaadhin, lafahoodii oo dhanna way burbursadeen.

akhri dhamaystiran cutubka Daanyeel 6

arki Daanyeel 6:24 macnaha guud