Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Daanyeel 2:47 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Boqorkiina waa u jawaabay Daanyeel oo wuxuu ku yidhi, Sida runta ah Ilaahaagu waa Ilaaha ilaahyada iyo Sayidka boqorrada, iyo mid muujiya waxyaalo qarsoon, maxaa yeelay, waxaad awoodday inaad daaha ka qaaddid qarsoodigan.

akhri dhamaystiran cutubka Daanyeel 2

arki Daanyeel 2:47 macnaha guud