Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Daanyeel 2:35 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa birtii, iyo dhoobadii, iyo naxaastii, iyo lacagtii, iyo dahabkiiba wada burbureen, oo waxay noqdeen sida buunshaha meelaha wax lagu tumo; dabayl baana la tagtay, si aan meella loogu helin; markaasaa dhagaxii ekaanta ku dhacay wuxuu noqday buur weyn, oo dhulka oo dhan buuxiyey.

akhri dhamaystiran cutubka Daanyeel 2

arki Daanyeel 2:35 macnaha guud