Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Daanyeel 2:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa boqorkii wuxuu ku amray in loo yeedho saaxiriintii, iyo xiddigiyayaashii iyo falalowyadii, iyo kuwii reer Kaldayiin ahaa, inay boqorka u sheegaan riyooyinkiisii. Markaasay soo galeen oo boqorkii hortiisa istaageen.

akhri dhamaystiran cutubka Daanyeel 2

arki Daanyeel 2:2 macnaha guud