Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Daanyeel 2:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kuwii reer Kaldayiin ahaana boqorkii bay u jawaabeen, oo waxay ku yidhaahdeen, Dhulka ma joogo nin caddayn karaa xaalkaaga, boqorow; waayo, lama arag boqor, ama sayid, ama taliye waxan oo kale weyddiiyey saaxir ama xiddigiye, ama mid ka mid ah reer Kaldayiin toona.

akhri dhamaystiran cutubka Daanyeel 2

arki Daanyeel 2:10 macnaha guud