Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Cobadyaah 1:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kuwanu waa wixii la tusay Cobadyaah. Sayidka Rabbiga ahu sidan buu dalka Edom ka leeyahay: Annagu Rabbiga xaggiisa ayaannu war ka maqalnay, oo farriinwade ayaa quruumaha dhexdooda loo soo diray, isagoo leh, War kaca, oo kaalaya aan dadka Edom dagaal ugu kacnee.

akhri dhamaystiran cutubka Cobadyaah 1

arki Cobadyaah 1:1 macnaha guud