Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Cesraa 9:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Tan iyo waagii awowayaashayo iyo ilaa maantadan xujo badan baannu lahayn, oo xumaatooyinkayagii aawadood ayaa annaga iyo boqorradayadii iyo wadaaddadayadiiba loogu gacangeliyey boqorradii dalalka degganaa inay seef nala dhacaan, oo ay maxaabiis naga dhigtaan, oo ay na dhacaan, iyo inay na wareeriyaan, siday maantadan tahay.

akhri dhamaystiran cutubka Cesraa 9

arki Cesraa 9:7 macnaha guud