Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Cesraa 9:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

kolkaasaan idhi, Ilaahayow, waan ka xishoonayaa oo waan ka yaxyaxayaa inaan wejigayga xaggaaga u soo jeedsho, waayo, Ilaahayow, xumaatooyinkayagii ayaa nagu batay, oo dembilahaanshahayagiina wuxuu kor ugu baxay samooyinka.

akhri dhamaystiran cutubka Cesraa 9

arki Cesraa 9:6 macnaha guud