Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Cesraa 9:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbiyow, Ilaaha reer binu Israa'iilow, xaq baad tahay, waayo, waxaannu nahay dad hadhay oo baxsaday, sida ay maantadan tahay; bal eeg, waxaannu kula hor joognaa xujadayada, waayo, taas aawadeed ninna hortaada ma istaagi karo.

akhri dhamaystiran cutubka Cesraa 9

arki Cesraa 9:15 macnaha guud