Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Cesraa 9:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo tanu waxay noogu soo degtay falimahayagii sharka ahaa aawadood, iyo xujadayadii weynayd aawadeed, maxaa yeelay, Ilaahayagiiyow, waxaad nagu taqsiirtay wax ka yar intii xumaatooyinkayagu mudnaayeen, oo weliba waxaad na siisay dad caynkan ah oo noo hadha,

akhri dhamaystiran cutubka Cesraa 9

arki Cesraa 9:13 macnaha guud