Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Caamoos 9:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo anigu waxaan soo celin doonaa maxaabiistii dadkayga Israa'iil, oo iyana way dhisi doonaan magaalooyinkii baabba'ay, wayna degi doonaan, oo beercanabyo way beeran doonaan, khamrigoodana way cabbi doonaan, oo weliba waxay samaysan doonaan beero, oo midhahooda way cuni doonaan.

akhri dhamaystiran cutubka Caamoos 9

arki Caamoos 9:14 macnaha guud