Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Caamoos 9:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Rabbigu wuxuu leeyahay, Bal eega, waxaa iman doona wakhti kan beerta falaa uu soo gaadhi doono kan gooya, oo kan canabka ku tuntaana wuxuu soo gaadhi doonaa kan iniinaha beera, oo buurahana waxaa ka soo daadan doona khamri macaan, oo kuraha oo dhammuna way wada dhalaali doonaan.

akhri dhamaystiran cutubka Caamoos 9

arki Caamoos 9:13 macnaha guud