Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Caamoos 2:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbigu wuxuu leeyahay, Saddex iyo weliba afar xadgudub oo ay dadka Israa'iil sameeyeen aawadood ayaanan ciqaabtooda uga noqonaynin, maxaa yeelay, kii xaqa ahaa lacag bay ku iibiyeen, oo kii baahnaana waxay ku iibiyeen laba kabood.

akhri dhamaystiran cutubka Caamoos 2

arki Caamoos 2:6 macnaha guud