Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Boqorradii Labaad 8:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo boqorkiina markuu naagtii saas weyddiiyey ayay iyana u sheegtay. Markaasaa boqorkii iyadii u amray sirkaal oo ku yidhi, U wada celi wax alla wixii ay lahayd oo dhan, iyo weliba midhihii beerteeda ka baxay tan iyo maalintii ay dalka ka tagtay iyo ilaa haddeer.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 8

arki Boqorradii Labaad 8:6 macnaha guud