Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Boqorradii Labaad 8:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Intuu boqorkii uga warramayay sidii uu u soo noolaysiiyey mid meyd ahaa, bal eeg, naagtii uu wiilkeeda soo noolaysiiyey ayaa boqorkii ugu qayshatay gurigeedii iyo dhulkeedii. Oo Geexasiina wuxuu yidhi, Sayidkaygiiyow, boqorow, tanu waa naagtii, kanuna waa wiilkeedii Eliishaa soo noolaysiiyey.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 8

arki Boqorradii Labaad 8:5 macnaha guud