Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Boqorradii Labaad 7:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasay isku yidhaahdeen, War wax wanaagsan ma samaynayno, waayo, maanta waa maalin war wanaagsan, oo annana waynu iska aamusan nahay. Haddaynu sugno ilaa waagu ka beryo hubaal belaayo baa inagu dhici doonta; haddaba ina keena oo aynu xaalkan reerkii boqorka u soo sheegno.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 7

arki Boqorradii Labaad 7:9 macnaha guud