Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Boqorradii Labaad 7:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo kuwii baraska qabayna markay yimaadeen xeradii dibaddeeda sare ayay teendho galeen, oo wax bay cuneen, waxna way cabbeen, markaasay halkaas ka qaateen lacag, iyo dahab, iyo dhar, oo intay tageen ayay soo qarsadeen; oo haddana way soo noqdeen oo waxay galeen teendho kale, oo halkaasna wax kalay ka qaateen, oo intay tageen ayay soo qarsadeen.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 7

arki Boqorradii Labaad 7:8 macnaha guud