Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Boqorradii Labaad 7:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo sirkaalkii gacantiisa boqorku ku tiirsanaa wuxuu ninkii Ilaah ugu jawaabay, Rabbiga oo samada daaqado ka fura mooyaane, ee sidee baa waxanu ku noqon karaan? Oo isna wuxuu ku yidhi, Bal ogow, indhahaaga ayaad ku arki doontaa, laakiinse waxba kama cuni doontid.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 7

arki Boqorradii Labaad 7:2 macnaha guud