Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Boqorradii Labaad 7:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Eliishaa yidhi, War maqla erayga Rabbiga. Rabbigu wuxuu leeyahay, Berrito hadda oo kale Samaariya iriddeeda koombo bur ah waxaa lagaga iibin doonaa sheqel, oo laba koombo oo shaciir ahna waxaa lagaga iibin doonaa sheqel.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 7

arki Boqorradii Labaad 7:1 macnaha guud