Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Boqorradii Labaad 7:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa dadkii baxay oo waxay dhaceen xeradii reer Suuriya. Haddaba koombo bur ah waxaa lagu iibiyey sheqel, laba koombo oo shaciir ahna waxaa lagu iibiyey sheqel, oo waxay noqotay sidii erayga Rabbigu ahaa.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 7

arki Boqorradii Labaad 7:16 macnaha guud