Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Boqorradii Labaad 7:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo iyana waxay daba socdeen ilaa Webi Urdun; oo bal eeg jidka oo dhan waxaa ka buuxay dhar iyo weelal ay reer Suuriya iska xooreen intay degdegayeen. Oo wargeeyayaashiina intay soo noqdeen ayay saas boqorkii u soo sheegeen.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 7

arki Boqorradii Labaad 7:15 macnaha guud