Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Boqorradii Labaad 7:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo mid addoommadiisii ka mid ahaa ayaa ugu jawaabay, Waxaan kaa baryayaa in qaar wado shan faras oo kuwa magaalada ku hadhay ah, (maxaa yeelay, iyagu waxay la mid yihiin sida dadkii Israa'iil ka hadhay oo dhan, oo waxay la mid yihiin sida dadkii Israa'iil ee le'day oo dhan, ) oo aynu dirno iyagu ha soo arkeene.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 7

arki Boqorradii Labaad 7:13 macnaha guud