Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Boqorradii Labaad 7:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa boqorkii habeennimadii toosay oo addoommadiisii ku yidhi, Haatan waxaan idin tusayaa wixii ay reer Suuriya nagu sameeyeen. Iyagu way og yihiin inaynu gaajaysan nahay, oo sidaas daraaddeed xeradii way ka baxeen oo duurka ku dhuunteen, oo waxay isyidhaahdeen, Markay magaalada ka soo baxaan ayaynu iyagoo noolnool qabqabanaynaa, oo magaalada ayaynu galaynaa.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 7

arki Boqorradii Labaad 7:12 macnaha guud