Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Boqorradii Labaad 5:23 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Nacamaan yidhi, Oggolow oo qaad laba talanti oo lacag ah. Wuuna ku sii adkeeyey, oo labadii talanti wuxuu ugu xidhay laba kiish, oo wuxuu ugu sii daray laba iskujoog oo dhar ah, oo weliba wuxuu u saaray laba midiidinnadiisii ah, oo iyana intay u qaadeen ayay hortiisa socdeen.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 5

arki Boqorradii Labaad 5:23 macnaha guud