Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Boqorradii Labaad 5:22 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo isna wuxuu ku yidhi, Waa nabad. Oo sayidkaygii baa i soo diray oo wuxuu kugu soo yidhi, Haddeerba waxaa ii yimid laba nin oo dhallinyar oo qoonkii nebiyada ah oo ka yimid dalka buuraha leh oo reer Efrayim; haddaba waxaan kaa baryayaa inaad iyaga siiso talanti lacag ah iyo laba iskujoog oo dhar ah.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 5

arki Boqorradii Labaad 5:22 macnaha guud