Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Boqorradii Labaad 5:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse Geexasii oo ahaa midiidinkii Eliishaa oo ahaa ninkii Ilaah wuxuu yidhi, Bal eega, sayidkaygu wuu u tudhay Nacamaan kii reer Suuriya, oo wixii uu u keenayna waxba kama uu qaadan. Waxaan Rabbiga noloshiisa ugu dhaartay inaan intaan isagii ka daba ordo wax ka soo qaato.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 5

arki Boqorradii Labaad 5:20 macnaha guud