Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Boqorradii Labaad 5:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxakanna Rabbigu ha iga cafiyo anigoo addoonkaaga ah, markii sayidkaygu guriga Rimmon u tago inuu ku tukado, oo uu ku tiirsada gacantayda ee aan anna ku sujuudo guriga Rimmon gudihiisa, oo markaan ku sujuudo guriga Rimmon gudihiisa Rabbigu anigoo addoonkaaga ah ha iga cafiyo waxakan.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 5

arki Boqorradii Labaad 5:18 macnaha guud